Waa kuwee wadamada ugu qanisan iyo kuwa ugu saboolsan Afrika sanadkaan iyo Soomaaliya halka ay ku jirto - BBC News Somali (2024)

Waa kuwee wadamada ugu qanisan iyo kuwa ugu saboolsan Afrika sanadkaan iyo Soomaaliya halka ay ku jirto - BBC News Somali (1)

Xigashada Sawirka, Getty Images

Inkastoo Eebe ku galaday Afrika kheyraad dabiici ah, haddana wali waxay tahay mid sabool ah waxaana ugu wacan dhibaatooyinka siyaasadeed kuwa dhaqaale, amni darro, ,musuqmaasuq, dagaalo sokeeye iyo dhaqdhaqaaqyo argagaxiso.

Hay’adda Lacagta Adduunka ee loo yaqaanno IMF ayaa soo saartay hormada wadamada ugu qanisan iyo kuwa ugu saboolsan Afrika sanadkan. Sidoo kale si loo cabirro hantida ama saboolnimada dalka waxaa la xisaabinayaa wax-soo-saarka gudaha, dakhliga qofka kagasoo aadaya wax-soo-saarka guud ee dalka iyada oo tirada dalkaas la xisaabinaayo.

Inkastoo oo ayna Soomaaliya kamid ahayna wadamada ugu saboolsan iyo kuwa ugu hodansan, haddana Soomaaliya waxay ka hodansantahay wadamo badan oo ku yaala qaaradda Afrika marka loo eego wax-soo-saarka gudaha dakhliga qofka kagasoo aadaya. Wax-soo-saarka gudaha ee Soomaaliya ayaana la filayaa in uu sare u kaco 3.7.

Shanta wadan ee ugu hodansan Afrika

Waa kuwee wadamada ugu qanisan iyo kuwa ugu saboolsan Afrika sanadkaan iyo Soomaaliya halka ay ku jirto - BBC News Somali (2)

Xigashada Sawirka, Getty Images

1 Mauritius

Sanadkaan wadanka ugu hodansan qaaradda Africa waa Mauritius taas oo wax-soo-saarkeeda gudaha marka loo qaybiyo muwaadiniinteeda ay qof walba kagasoo aadayso dhaqaale dhan $31,157. Marka laga tago wax-soo-saarka sonkorta iyo warshadaha dharka haddana Mauritius waxay leedahay horumaro dhaqaale oo wajiyo badan.

2 Libya

Waloow dagaalada sokeeye ee ragaadiyay Libya ay caqabado u geysteen haddana dalkani waxuu soo galay kaalinta 2aad ee Afrika marka loo eego dhaqaalaha qof walba uu qaybta uga helaayo wax-soo-saarka taas oo dhan $26,527. Isha dhaqaalaha wadanka waxuu ku tiirsanyahay kheyraadka saliidda badan. Dedaalo la sameeyay sanadkii lasoo dhaafay ayaana wadanka u ogolaaday in ay kaalinta xajisato.

3 Botswana

Wadankaan dhaca koonfurta Afrika ayaa galay kaalinta saddexaad ee wadamada ugu qanisan qaaradda Afrika wuxuuna qof walba helaa dhaqaale qaybtiisu yahay $20,311. Hababka wajiyada badan ee dhaqaalaha Botswana ayaana u ogolaaday in uu kobco dhaqaalaha wadanku. Botswana ayaana si fiican uga faa’iidaysatay dheemanka wadanka leeyahay iyadoo ku hormarisay dalxiiska iyo beeraha taas oo dhaqaalaheedda ka dhigtay mid xoogan.

4 Gabon4 Gabon

Qorsheyaasha horumarada waara ee hirgalay ee wadankaan salaiidda iyo macdanta caanka ku ah ayaa u ogolaaday Gabon in ay noqoto dalka afraad ee ugu hodansan Afrika kusoo aadka qofka ayaana noqonaya $19,865.

5 Egypt

Masar ayaa gashay kaalinta 5-aad ee wadamada ugu hodansan qaaradda Afrika, iyadoo kamid ah wadamada ugu dadka badan qaaradda Afrika ayay haddana dhaqalaaheedda ku tiirsan tahay dalxiiska, beeraha iyo waxsoosaarka kale.

Shanta wadan ee ugu saboolsan qaaradda Afrika

Waa kuwee wadamada ugu qanisan iyo kuwa ugu saboolsan Afrika sanadkaan iyo Soomaaliya halka ay ku jirto - BBC News Somali (3)

Xigashada Sawirka, Getty Images

1 South Sudan

Dalkan oo madax banaanidiisa ka qaatay Suudaan 2011-kii ahna dalka ugu da’da yar qaaradda Afrika ayay ku dhufatay dhaqaale xumi baahsan, xasillooni-darro siyaasadeed iyo iska-hor-imaadyo. Kaabayaasha dhaqaalaha oo aan dhisnayn ayaa ah waxyaabaha hoos u dhigay dalka South Sudan. Dadka ugu badan ee wadanka ayaa ku tiirsan beerasho nooc hore ah, balse dhibaatooyinka dabiiciga ah ayaa saameeysay beerashada. Wadankaan oo aan bad lahayn kuna noolyahiin 11 Milyan ayaa sidaas ku ah dalka ugu saboolsan Afrika.

2 Burundi

Waa dalyar oo aan lahayn bad dhacana Bariga Afrika, waxaana culaysiyay dhibaatooyinka dhaqaale ee bulshada. Waxaa ragaadiyay Burundi xasillooni darro siyaasadeed iyo kaabayaasha dhaqaalaha oo liita. Dhibaatooyinka dhaqaale ee wadankaan ayaana adkeeyay nolosha bulshada. Taranka kordhaya ee wadankaan ayaana qayb ka ah saboolnimada dalkaan. 80% kiiba dadka wadankaan oo ku tiirsan beerasho dhaqameedkii hore ayaa kamid ah wadama ugu hooseeya ee dhaca dhulka saxaraha ka hooseeya ee Afrika.

3 Central African Republic

Sida magaceeduba xusayo wadankaan dhaca badhtamaha Afrika ayaa sida wadama kale ee qaaradda ee dhaqaalahoodu hooseeyo ay iyadana saameeyeen xasilloonida darrada siyaasadeed iyo ururada hubaysan. Waloow ay hodan ku tahay macdan badan sida dahabka, saliida, yuraaniyaamta iyo dheemanka, muwaadiniinta wadankaan ayaa fakhri badan ku nool.

4 Democratic Republic of Congo

Dalkaan oo sidoo kale loo yaqaanno DRC oo ah wadanka labaad ee ugu weyn qaaradda Afrika dhanka dhulka, caasimadiisuna tahay Kinshasa ayay aafeeyeen duruufo dhaqaale oo adag, muwaadiniinta dalkaan ku noola waa kuwo fuquro ah 62% dadka ku nool dalkaan ayaana ku nool maalinkii wax ka yar $2.15. waxbarasho la’aan, goobo caafimaad oo aan jirin, iyo dhalashada oo ku badan dalkaan ayaana sababtay duruufaha adag ee dhaqaale ee wadankaan.

5 Mozambique

Fakhrigu dalkaan waa mid xadhko goostay, dhibaatooyinka dabiiciga ah, xanuuno iyo waxsoosaarka beeraha oo yar awadood. Wadankaan oo saliidda hodan ku ah ayayna saamaysay xasillooni daro baahsan kuwaas oo ay sababeen ururada xagjirka ah ee ka dagaalada wadankaan.

Waa kuwee wadamada ugu qanisan iyo kuwa ugu saboolsan Afrika sanadkaan iyo Soomaaliya halka ay ku jirto  - BBC News Somali (2024)
Top Articles
6 riding lawn mowers to shop, according to experts
Robert Urich Net Worth At Death – Repeat Replay
Mrh Forum
Dee Dee Blanchard Crime Scene Photos
RuneScape guide: Capsarius soul farming made easy
ds. J.C. van Trigt - Lukas 23:42-43 - Preekaantekeningen
Prices Way Too High Crossword Clue
Hartford Healthcare Employee Tools
Blog:Vyond-styled rants -- List of nicknames (blog edition) (TouhouWonder version)
More Apt To Complain Crossword
Kinkos Whittier
Mary Kay Lipstick Conversion Chart PDF Form - FormsPal
Unit 33 Quiz Listening Comprehension
Aberration Surface Entrances
How Much Is Tay Ks Bail
How pharmacies can help
Craigslist Mt Pleasant Sc
Carson Municipal Code
Jbf Wichita Falls
ZURU - XSHOT - Insanity Mad Mega Barrel - Speelgoedblaster - Met 72 pijltjes | bol
X-Chromosom: Aufbau und Funktion
Concordia Apartment 34 Tarkov
north jersey garage & moving sales - craigslist
Georgia Cash 3 Midday-Lottery Results & Winning Numbers
Parc Soleil Drowning
Aes Salt Lake City Showdown
Filthy Rich Boys (Rich Boys Of Burberry Prep #1) - C.M. Stunich [PDF] | Online Book Share
Macu Heloc Rate
EVO Entertainment | Cinema. Bowling. Games.
27 Fantastic Things to do in Lynchburg, Virginia - Happy To Be Virginia
Spirited Showtimes Near Marcus Twin Creek Cinema
Elanco Rebates.com 2022
Que Si Que Si Que No Que No Lyrics
Play 1v1 LOL 66 EZ → UNBLOCKED on 66games.io
Teenbeautyfitness
Unity Webgl Player Drift Hunters
Tugboat Information
Cherry Spa Madison
Crazy Balls 3D Racing . Online Games . BrightestGames.com
Craigslist Ludington Michigan
Orion Nebula: Facts about Earth’s nearest stellar nursery
Puretalkusa.com/Amac
Ursula Creed Datasheet
511Pa
Bunkr Public Albums
Tunica Inmate Roster Release
Umd Men's Basketball Duluth
CrossFit 101
Dlnet Deltanet
40X100 Barndominium Floor Plans With Shop
Morgan State University Receives $20.9 Million NIH/NIMHD Grant to Expand Groundbreaking Research on Urban Health Disparities
Www Extramovies Com
Latest Posts
Article information

Author: Sen. Emmett Berge

Last Updated:

Views: 6196

Rating: 5 / 5 (60 voted)

Reviews: 91% of readers found this page helpful

Author information

Name: Sen. Emmett Berge

Birthday: 1993-06-17

Address: 787 Elvis Divide, Port Brice, OH 24507-6802

Phone: +9779049645255

Job: Senior Healthcare Specialist

Hobby: Cycling, Model building, Kitesurfing, Origami, Lapidary, Dance, Basketball

Introduction: My name is Sen. Emmett Berge, I am a funny, vast, charming, courageous, enthusiastic, jolly, famous person who loves writing and wants to share my knowledge and understanding with you.